Ogaysiis’ dhamaan umada soomaliyeed ee ku nool waqooyiga yurub waxaa la,ogaysiinayaa in Mu-tamarkii laqaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu qabanayo wadanka Danmark magalaada Aarhus.
Waxaa sanadkaan kasoo qaybgalaya 10 Shiikh oo ka kala imaanaya wadamo kala duwan.
Mu-tamarku sanadkaan wuxuu leeyahay xiiso gooni ah oo kamid yihiin
1- Wadanka lagu qabanyo oo markii u horaysay nasiib u yeeshay
1- Culimo caan ah oo umada soomaliyeed dhexdeed ku leh culays wayn
3- Dhalinyarada oo helidoona duruus iyo muxaadaraad u gaara
4- Bulshada Soomalida oo helidoonta inay culimada lawaagaan doodo cilmi ah oo faaido u leh Soomaalida qurbaha joogta iyo waxyaabo badan oo lagu soo kordhindoono Mu-tamarka
FG: Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira dadka sida gaarka telefonadoodu ugu qoranyihiin Sawirka
Riix haækaan faahfaahin buuxda
Abdirizaaq Sanwayne