Xaflad balaaran oo ay Jaaliyada Puntland ee UK kusoo dhaweyeen Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa waxay khamiistii ka dhacdey Magaalada London.
Xaflada Waxaa khudbado ka jeediyey Maduuliyiin ka tirsan jaaliyada, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Waxgarad.
Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa Xaflada wuxuu ka jeediyey khudbad lagu tilmaamey iney ahayd mid aad u qiimo badan.
Video-ga hoose ka daawo Xafladii iyo Khudbadii Wasiir Cali Xaaji