Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi.. Marxuum Cali Cabdile Cabdixoosh oo Gaalkacyo ku geeriyoodey Gaalkacyo 28 bishaan juun

$
0
0

Ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun..

alla ha u naxariistee waxaa shalay 28 June 2015 Magalada Galkacyo ku geeriyoodey Alla ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdile Cabdixoosh kuna magaca dheera Cali dalboon. 

Waxaan illaahay uga baryeynaa Janatul farduwsa iyo dambi dhaaf, Amin 

Waxaa loo tacsiyenaah dhamaan eheladisi iyo ilmihisa iyo xaasaskisa iyo hoyadis iyo walalihiis melwalba ay adunka joogan. 

Waxa tacsida so diray reer Cabdile Cabdixoosh. 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles