Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa macasalaameeyey Philippe Lazzarini oo ahaa Ku xigeenkii Wakiilkii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu xilsaaraa Arimaha Soomaaliya isla markaasna ahaa Madaxa QM ee kaalmada Biniaadanimada ee Soomaaliya( UN Deputy Special Representative of the Secretary-General and Resident & Humanitarian Coordinator for Somalia).
Philippe Lazzarini ayaa loo badalay Dalka Koonfurta Sudan.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Philippe Lazzarini ku bogaadiyey mudadii uu ka shaqaynayay Soomaaliya wuxuuna gudoonsiiyey Hadiyad.