Warsaxaafadeed kasoo baxay maanta 21.06.2015 Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu taageeray Mowqifkii Puntland ee ku aadanaa Maamulka laga sameynayo Gobolada dhexe , Federaalka iyo iskudayga lagu carqaladaynayo Hanaanka geedi socodka Federaalka.
Dowlada Jubaland waxay kaloo sheegtay in ay ilgaara ku heyso sida loo beegsanayo dhismayaasha Maamul Goboleedyada iyo Ku xadgudubka Dastuurka FEDERAALKA.
HALKAAN RIIX SI AAD U ALHRISO WARSAXAAFADEEDKA JUBALAND EE MAANTA