Waxaa maalinba maalinta ka dabeysa sii kordhaya xiisadaha deganaansha la’aanta Dalka Burundi, waxaa eii kordhaya cadaadiska ay xuluumadu ku heyso kooxaha mucaaradka iyo shacabka ay u arkaan iney taageetsan yihiin mucaaradka.
Caasimada Burundi ee Bujumbura ayaa Ardeydii jaamacada ay magangalyo siyaasadeed waydiisteen iyagoo si xooga ku galaya dhismaha weyn ee Safaarada Maraykanku ku leeyahay Bujumbura.
Hoos ka daawo Ardeydii Jaamacada oo xoog ku galaya Safaarada.