Waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Alla naxariistii ha geeyee Marxuuum abdi khaliif cirfe oo Isagoo xanuunsan Kismaayo laga qaadey ka dibna Muqdisho oo daweyn loogeeyey ku geeriyoodey.
Alla naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumka, Intuu ka tagayna Samir iyo iimaan haka siiyo.
AAAMIIN AAAMIIN AAMIIN AAMIIN