Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking news — Jarmalka oo ku guuleystey Koobka Aduunka

$
0
0

Ka dib markii Kooxda Kubada Cagta Qaranka Jarmalku ay sanadkaan soo bandhigeen ciyaaro cajiib ah oo khibradeysan waxay sanadkaan mutaysteen iney ku guuleystaan Koobka aduunka ee kubada cagta.

Jarmalku waxay 1-0 uga badiyeen kooxda Argentina,Goolka waxaa dhaliyey
Mario Götze.

Ciyaartii sami Finalka waxay kooxda Jarmalku dharka ka dhigeen Brazil oo ay ku garaaceen 7-1.

PUNTLANDI


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles