Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Villa Soomaaliya oo la weeraray

$
0
0

breaking nesInkastoo aysan wali jirin warar faahfaahsan, Waxaa goor dhaweyd kooxo hubwysan weerareen Madaxtooyada Dowlada Soomaaliya iyadoo qaraxyo iyo rasaas socotay sodan daqiiqo la maqlayay.

Wali khasaaha lama oga waxaana Villada kusii qulqulaya Ciidanka Amisom.

Faahfaahinta naga filo goor dhow.

PUNTLANDI
MUQDISHO


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles