Gabar dhalinyar ayaa si fool xun intii loo diley waxaa ka dib lagu aasey guri dhexdiis, Falkaan foosha xun isla markaasna naxdinta badan ayaa wuxuu ka dhacey Magaalada Hargeyso maalintii Sabtida.
Booliska Hargeysa oo dabagal iyo baaritaan sameeyey ayaa waxay heleen raadka Gabar laga shakiyey ka dibna dabagalka ay sameeyeen Booæisku waxay kusoo xireen Haweeneyda lahayd ama deganeyd guriga lagu dhex aasey marxuumada.