Duqa degmada Qardho Maxamed Siciid Hogaama laroor ayaa ka warbixiyey mashaariicda ka socda Deegaanada degmada Qardho ee Gobolka Karkaar.
hoos ka dhagayso Duqa Qardho Faahfaahinaya Mahsaariicda;-
Maxamed Siciid Hogaama la roor ,Gudoomiyaha degmada Qardho wabka