Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Xaflada Caleemasaarka Dowlada Jubaland iyo Wafuuda la casumey

Magaalada Kismaayo waxaa ka socda qaban qaabad Xaflad balaaran oo lagu caleem saarayo Dowlada Jubaland, Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu todobaadkaan magacaabey laba wasiir isagoo horeyna Sideed u soo...

View Article


Qarixii Kabul ee 17.1.2014 oo Haweyney Soomaali ah ku dhimatay

Qarax is miidaamin ah oo lala beegsadey Shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Dalka Afganistan ayaa shaqaalihii ku dhintey waxaa ka mid ahaa Haweyney Soomaali ah oo Shaqaalaha UNICEF ka mid ahayd, Laguna...

View Article


Amaanka Kismaayo oo saaka aad loo adkeeyey iyo wafuud Caalami ah oo la sugayo

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Mudane Cabdikariin Cabdulaahi Xaaji Csmey ayaa saacadaha soo socda soo caga dhiganaya Kismaayo, Wafuud ka socda beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin dhowr iyo toban...

View Article

Xaflada Caleemasaarka Dowlada Jubaland oo sidii loo qorsheeyey ku socota

Xaflada Caleema Saarka Dowlada Jubalabd oocay xaadir yihiin dhamaan xubnaha Xukuumada Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta ku bilaabatey sidii loogu tala galay hadana ku socota. Madaxweynaha Jubaland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XAFLAD SOO DHAWAYN DOORASHADA Dr. GAAS OO FINLAND KA DHACDAY

Sawirada qoraalka hoostiisa ka daawo Xaflad aad iyo aad ay u soo agaasimeen ugana soo shaqeeyeen jaaliyadda Puntland ee Finland  ayaa xalay 20.01.2014 lagu qabtay caasimadda Finland ee Helsinki....

View Article


Tacsi– Marxuumad BASRA FAARAX XASAN oo ku geeriyootey Dalka Afganistaan...

Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Ehelkii ay ka baxday Marxuumadda BASRA FAARAX XASAN waxeyna Allaha Awooda leh uga baryayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN Envoy to Somalia congratulates the Interim Jubba Administration

Mogadishu, 20 January 2014 - The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, has today welcomed the establishment of the Executive Council of the Interim Jubba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOLOW GAAS GURI MA II DHISI DOONAA!!!!

Sida ay qabaan Culimada ku takhakhustay cilmiga dhaqaalaha deetana kolkii ay waxbadan ka barteen dhaqaalaha sameeyey erayo iyo qaabab loogu howlgalo si loo abaaro jawi dhaqaale oo faa’iidana leh waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Xafladii Caleemsaark Dowlada Jubaland oo maanta Kismayo ka dhacdey(Video)

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Mudane Cabdikariim Cabdullahu Xaaji Cumar Camey oo khudbad dheer ka jeediyay Xaflada ayaa Shacabka Jubaland ugu hambalyeyey Xukuumadooda cusub, isagoo dhinaca kalena...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo SawiradaXafladii Caleema saarka Xukuumada Dowlada Jubaland

View Article

Daawo Xaflad ay Jaaliyada Puntland (Gobolada Sanaag iyo Haylaan) ee UK ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali Prime Minister: “The hard work now begins”

Press release His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today thanked Parliament for voting to approve the Cabinet of Ministers and declared that “the hard work now begins” for his...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed+Sawiro — Golaha Baarlamaanka oo ansixiyay Golaha Wasiirada iyo...

Muqdisho, January 21,2014—–- Golaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyay xubnaha golaha Wasiirada ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog— Golaha Wasiirada Puntland ee Xukuumada Madaxweyne Gaas yaa ka mid ah...

Garowe–22 Jan.2014–Pi– Madaxtooyada Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalmahaan aad u mashquulsan iyadoo Madaxweynaha iyo la taliyayaashiisa khaaska ay wadaan wada tashi iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Aroos oo ku socota C/laahi Cabaas Yuusuf iyo Deeqa Siciid Xirsi...

Tahniyad Aroos Tahniyada Waxaa diraya Dadka kala ah   Cabaas Yuusuf Axmed Eng. Xassan Yusuf Axmed ( Sh Barako) Warsame Yusuf Axmed Maxamed Cabaas Yuusuf C/wali Cabaas Yuusuf Cali Cabaas Yuusuf C/fataax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Jaaliyadda Puntland ee Ethiopia ay kusoo dhaweeyeen Madaxweynaha iyo...

Xafladdaan oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Puntland ee Addis Ababa haba ugu badnaadeen Ardada oo si gaara usoo dhawaysay isbadalka Democracy-yadeed ee sida Nabadgalyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Jubaland oo hogaamin doona Wafdiga Jubaland uga qayb galaya...

Warar rasmi ah oo aan iminka ka helney Kismaayo ayaa noox aqiijiyey in Wafdiga Jubaland uga qayb galaya Caleema saarka Puntland ka dhacaya Jamcada uu hogaamin doono Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed “Golaha Wasiirada oo la dhaariyay iyo Ra’iisul Wasaaraha oo...

Golaha Wasiirada xukuumada Federaalka ayaa maanta la dhaariyey, Warsaxaafadeedkaan hoose wuxuu kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Warsaxaafadeed 22 jan.2014 Muqdisho, January 22,2014—-Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee NRC

Muqdisho, 22 Janaayo, 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Norwegian Refugee Council (NRC) Mr Jan Egeland....

View Article

Fiirso Khudbadii oo dhameystiran Madaxweyne Xigeenka Puntland uu ka jeediyey...

Hoos ka daawo

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live