Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Xafladii Caleemsaark Dowlada Jubaland oo maanta Kismayo ka dhacdey(Video)

$
0
0

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Mudane Cabdikariim Cabdullahu Xaaji Cumar Camey oo khudbad dheer ka jeediyay Xaflada ayaa Shacabka Jubaland ugu hambalyeyey Xukuumadooda cusub, isagoo dhinaca kalena Salaan qiima leh oo uu kawadey Madaxweynaha Dowlada Puntland uu u gudbiyey Madasha Xaflada.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey , Madaxa IGAD iyo madaxdii kale ee Xaflada kasoo qayb galay ayaa mid mid u hadley.

Videoga hoos ka daawo

8


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles