Warar rasmi ah oo aan iminka ka helney Kismaayo ayaa noox aqiijiyey in Wafdiga Jubaland uga qayb galaya Caleema saarka Puntland ka dhacaya Jamcada uu hogaamin doono Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe), Wafdigaasoo ka koobnaan doona xubno badan.
Waxaa hada Garowe ku sugan Shaqsiyaad ka socda Dowlada Jubaland oo maanta ka hor maray Wafdiga Madaxweynaha kusoo gogol xaar ahaan u tagay maanta Magaalada Garowe, Wafdiga Jubaland waxay Garowe ku beegan yihiin subaxnimada Khamiista 23 janaayo.
↧
Madaxweynaha Jubaland oo hogaamin doona Wafdiga Jubaland uga qayb galaya Caleema saarka Puntland
↧