Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuumad BASRA FAARAX XASAN oo ku geeriyootey Dalka Afganistaan 17.01.2014

$
0
0


Innaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Ehelkii ay ka baxday Marxuumadda BASRA FAARAX XASAN waxeyna Allaha Awooda leh uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadiisa Fardowsa, Ehelkii ay ka baxdayna inuu Samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsidan diraya dadka kala ah:

1.Ambassador Cabdulqani Muxumad Waceys

2. Xildhibaan Ibraahim Cabdalla (Dhaqane)

3. Col. Faarax Botaan Warfaa

4. Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle

5. Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh

6. Maxamad Xasan Geelle

7. Xuseen Beynax Barre

8.Yuusufmahad Maxamad Aadan

9. Xasan Xaaji Barre

10. Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe

11.Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe

12.Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

13.Maxamad Cabdi Xasan

14. Sadiiq Cabdi Xasan Buraale

15. Shugri Cumar Gaboose

16. Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

17. Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

18. Muqtaar Bashiir

19. Cabdirisaaq Ceymad

20. Maxamad Xuseen Adar

21. Xasan Sheekh Axmed Nuur

22. Xasan Sheekh Cali

23. Bishaar Yuusuf Gamaadiid

24. Axmed Cabdullaahi Geney

25. Maryama Sheekh Cali

26. Axmed Xaaji Maxamad Nuur

27. Cabdi Maxamad Kaahin

28. Deeq Kediye

29.Yuusuf  Barqadle

30. Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey

31. Xuseen Cabdullaahi

32. Maxamad Yuusuf Barkhadle

Aamiin————Aamiinn—–—-Aamiin————Aamiin 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles