Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Amaanka Kismaayo oo saaka aad loo adkeeyey iyo wafuud Caalami ah oo la sugayo

$
0
0

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Mudane Cabdikariin Cabdulaahi Xaaji Csmey ayaa saacadaha soo socda soo caga dhiganaya Kismaayo, Wafuud ka socda beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin dhowr iyo toban Safiir ayaa iyana la sugayaa.

Amaanka Magaalada ilaa Garoonka Diyaaradaha ayas aad loo adkeeyey.

Wadooyinka waxaa gaada wareegaya Ciidan raxan raxan u socda oo u badan ciidanka Jubaland iyo Kenya.

Puntlandi
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles