Ra’iisul Wasaare Saacid Ayaa Saaka Kulan Balaaran La Yeeshay Daladda Ururka...
War-saxaafadeed Muqdisho, 30, Nov. 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran...
View ArticleWarsaxaafadeed— Ciidamada Puntland oo iska Difaacay Maleeshiyo soo Weerartay...
Puntland State of Somalia WAR SAXAAFADEED 30 November 2013 Ciidamada ilaallada Madaxweyne-ku-xigeenka Dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo jooga Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa iska...
View ArticleSomalia: Press release. Puntland Forces Repel Attack by Militial in Taleh...
Puntland State of Somalia Somalia: Puntland Forces Repel Attack by Militial in Taleh District PRESS RELEASE 30 November 2013 On November 28, Puntland Vice President H.E. Abdisamad Ali Shire’s security...
View ArticleFaahfaahin+dhagaysi Cod — Maxaa maanta ka dhacay Baarlamaanka, Gudoomiyaha...
Maanta oo sabti ah 30 Novembar waxaa kulmey in ka badan 240 Xildhibaan oo la damacsanaa iney fiiriyaan Mooshin laga keeney Raysal wasaare Saacid iyo Xukuumadiisa oo lagu eedeyey waxqabad la’aan,...
View ArticleDegmada Baargaal oo maanta looga fariistey imtaxaan sanadeedkii Dugsiyada...
Mudane Shaafici Yuusuf Cismaan oo ah Maamulaha Iskuulka Hoose Dhexe ee Baargaal ayaa Saxaafada u sheeegey in dhamaan Ardeyda Dugsiyad Baargaal ay u fariiseen Imtixaankii Teeramka ee sanadeedka...
View ArticleAkhriso Liiska Xildhibaanada sanadkii 2008-dii iyo Isimada soo saxiixey
Doorashada kalkaan waxaad moodaa in muran badan ka taagan yahay Cida soo saxiixeysa Xildhibaanada cusub, Waxaan dib u baaray kaydka, si aan dib ugu jaleecno doorashadii 2009 iyo soo xulidii...
View ArticleMurashax Cali Cabulqaadir Yuusuf oo Garowe soo gaarey maanta
Waxaa maanta magaaladda Garowe si wayn loogu soo dhaweeyey musharax Dr. Cali Cabdulqadir Yuusuf oo ah nin dhalinyaro. Shacabka magaaladdaGarowe ayaa si wayn ugu soo dhaweeyey musharaxa caasimada...
View ArticleWar Deg Deg ah– Murashax Shire Xaaji Farax oo Garowe soo gaarey ka dib markii...
Murashax Shire xaaji farax oo saacado badan ku xayirnaa meel ka baxsan Garowe ka dib markii Ciidanka Amaanka Puntland ay ku amreen inuu kasoo tago laba gaari oo Tikniko ah intuusan Caasimada Galin ayaa...
View ArticleIGAD oo Maxamed Cabdi Afey u magacawdey Safiirka IGAD u qaabilsan Soomaaliya
Ururu goboleedka IGAD ayaa maanta oo axad ah u magacaabay Danijire Maxamed Cabdi Afey oo ah siyaasi ka soo jeeda gobolka Woqooyi Bari Kenya. War kasoo baxay Xoghayaha guud ee Ururu goboleedka IGAD...
View ArticleDhagayso Prof. Cali Maxamed Geedi oo Rasalwasaaraha cusub ku tilmaamey nin...
Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo ay Saaxiib dhow yihiin Raysal wasaaraha cusub ee Dowlada Federaalka ah ayaa tilmaamey in Raysal Wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed uu yahay...
View ArticleKulan ay iskugu yimaadeen jaaliyadda Leicester oo looga warbixinayey deeq...
Leicester:-Waxaa maalintii shalay oo Taariikhdu ahayd 14.12.13 ka dhacday xaflada balaaran oo ay soo qaban qaabi say Hay’adda Marda oo ahayd hay’addii fududeysay deeqdii lacageed ee ay Soomaalida...
View ArticleSouth Sudan capital Juba hit by gunfire
Heavy gunfire and explosions have been heard throughout the night in the South Sudanese capital Juba. Local media said the fighting was between rival factions of the presidential guard and focused...
View ArticleWar Deg Deg ah– Dagaal ka qarxey Duleedka Nr.50 iyo Hubkii Dowlada oo dagaal...
Warar rasmi ah oo Puntlandi ka heleen Afgooye ayaa xaqiijinaya in Dagaal aad u Culus uu saaka ka bilowdey deegaanada Nr.50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dagaalka ayaa u dhexeeya Dadka deegaanka iyo...
View ArticleWar Deg Deg ah— Isimada Puntland oo Shir ku yeelan doona Garowe maalmaha soo...
Isimada Puntland ayaa Shir uga furmi doonaa Caasimada Puntland maalmaha soo socda, maanta waxaa Garowe ka furmey Shir yar oo Isimada qaarkood ay ugu gogol xaarayaan Shirweynaha Isimada Puntland. Wali...
View ArticleDaawo Sawirada Buuga Kulmiye Boosaaso lagusoo bandhigey
Waxaa lagu soo bandhigay magaalada Boosaaso buug dhaqameed lagu magacaabo KULMIYE uuna qoray qoraaga Soomaaliyeed ee Cabdulqaadir Cabdulxakiim Cismaan buuggan ayaa ka kooban saddex qaybood oo kala...
View ArticleTacsi– Dr. Naasir Maxamad Sheekh Yuusuf (DERBI) oo ku geeriyooday Minesota
Dhammaan Dadkaan hoos ku qoran waxay Tacsi u direynaa Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay MARXUUMKA Dr. Naasir Maxamad Sheekh Yuusuf (DERBI) oo ku geeriyooday Minesota. waxayna Allaha Awooda leh uga...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxtooyada Puntland oo ay beri ku shirayaan Musharixiinta...
Warar ay hada heleen Howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegey in Gogoshii uu Madaxweyne Faroole ku casumay Musharixiinta kale ay tahay beri oo Talaado ah, Waxaana la qorsheynayaa in dhamaan Musharixiinta...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Faroole oo caawa casho ugu sameeyey Madaxtooyada...
Garowe–16 Dec.2013–Pi– Caawa Waxaa Madaxtooyada Puntland ka dhacay kulan dhex maray Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed faroole iyo Isimada Puntland, Isimda Madaxweynuhu Cashada u...
View ArticleWar Deg Deg ah– Shirkii Musharixiinta uga socdey Madaxtooyada oo Fashilmey
Shirkii Madaxtooyada uga furmey Madaxweyne Faroole iyo Musharixiinta ayaa lagu kala kacay, walina lama oga sababta keentey in kulanku fashilmo. Musharixiinta ayaa iminka kusoo jeeda Magaalada waxayna...
View Article