Garowe–16 Dec.2013–Pi– Caawa Waxaa Madaxtooyada Puntland ka dhacay kulan dhex maray Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed faroole iyo Isimada Puntland, Isimda Madaxweynuhu Cashada u sameeyaysey ayaa horey maanta kulan ugu yeesey Garowe.
Cashada oo ay goob joog ahaayeen dhamaan Isimadii maanta ku shirey Garowe ayaa looga hadley Xaalada Puntland iyadoo ay jiraan Isimo khudbado ka jeediyey Madasha Cashada.
Majiraan ilaa hada Wax ka soo baxay kulanka Madaxweynaha iyo Isimada.
Kala soco Puntlandi.com warkaan oo faahfaahsan iyo sawiro