Shirkii Madaxtooyada uga furmey Madaxweyne Faroole iyo Musharixiinta ayaa lagu kala kacay, walina lama oga sababta keentey in kulanku fashilmo.
Musharixiinta ayaa iminka kusoo jeeda Magaalada waxayna qabanayaan Shir Jaraa’id oo ay uga hadlayaan sababta ay ugasoo kaceen shirka.
Dhinaca Madaxtooyada oo aan isku deyney inaan la xiriurno way suura gali waydey balse wali waan isku dayeynaa inaan dhinacoodana waydiino sababta keentey in shirka lagu kala kaco.
Dhowaan ayaan idiin soo gudbineynaa faahfaahin iyo warar dheeraada.
puntlandi
Garowe