Waxaa maanta magaaladda Garowe si wayn loogu soo dhaweeyey musharax Dr.
Musharaxa ayaa loo gudbiyey guriga uu kadagan yahey magaaladda waxaana uu Puntlandi uu sheegey hadii uu kuguulaysto xilka madaxtimimo ee Puntland in uu wax badan ka qabandoono arimaha dhaqaalaha,Amniga iyo arimaha siyaasada gudaha iyodibada.
Maalmahaan ayaa la filayaa in dhamaan Musharixiintu ay kusoo wada xeroodaan Garowe.
Puntlandi.com
Garowe