Mudane Shaafici Yuusuf Cismaan oo ah Maamulaha Iskuulka Hoose Dhexe ee Baargaal ayaa Saxaafada u sheeegey in dhamaan Ardeyda Dugsiyad Baargaal ay u fariiseen Imtixaankii Teeramka ee sanadeedka 2013/2014, islamarkaana ay ka maamul ahaan si aad ah ugu diyaar garoobeen.
Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Baargaal shiikh Bootaan Muuse ayaa isna ardeyda kula dardaarmey ahmiyada iyo waxtarka ay waxbarashadu u leedahay bulshada iyo nolosha shaqsiga,