Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Waxgarad ka Beesha Reer Biciidyahan ee Scandanivianka oo ku baaq nabadeed u...

Waxgaradka Beesha Reer Biciid yahay ee Wadamada Scandanivianka ayaa baaq nabadeed kasoo saaray Dagaalada kusoo noqnoqonaya Deegaanada Howdka Sool iyo Nugaaleed. Beeshu waxay Waxgaradka Beelaha...

View Article


Exclusive: U.S. suspends aid to Somalia’s battered military over graft

NAIROBI – The United States is suspending food and fuel aid for most of Somalia’s armed forces over corruption concerns, a blow to the military as African peacekeepers start to withdraw this month....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News — Weerarkii Guriga Sanator Abdi Qaybdiid oo salka la galay...

Xog muhiim ah oo Warbaahinta Puntlandi ka heleen Dad ka agdhow Baaritaanka cidii amartay Weerarkii lagu qaaday guriga Sanator Cabdi Xasan Cawaale ( Cabdi Qaybdiid ) ayaa sheegaysa in farta lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamadii Emaaraatku tababareen Dhamaan Waxaa lagu wareejiyey Dowlada...

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Mudane Xasan Kheyre ayaa ka gudoomay Safaarada Emaaraatka dhamaan Ciidankii ay Dowlada Emaaraatku ay tababareen, Waxayna Ciidanka wareejiyeen 1dii Novembar 2017....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Itoobiya oo sii deynaysay dhamaan Maxaabiista u xiran Arimaha siyaasada

Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desaleg ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay ooda ka qaaday dhamaan Dadka u xirxiran Arimaha Siyaasada isla markaasna laga noqonayo dambiyadii loo heystay. Waa markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalian Prime Minister has sacked three ministers

MOGADISHU (Pi) – Somalian Prime Minister Hassan Ali Khaire has sacked his ministers for foreign affairs, the interior and commerce, replacing them with newcomers, the government said on Thursday, as...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda fanka ee ugu caansan Puntland ee Mahuran Band oo qaadacday iney ka...

Fanaaniinta Puntland ugu caansan ee Kooxda Mahuraan Band ayaa sheegay ineysan ka tumayn Xaflada Madaxweyne Gaas ee 8 Janaayo ka dhici doonta Madaxtooyada Puntland ee Garowe. Qoraal kooban ayay Kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Live Garowe– Madaxweyne Farmaajo oo barxada Garowe ugu kula hadlaya Shacabka...

Madaxweyne Farmaajo oo wajigiisa ay kamuuqato farcad ayaa Shacabka wuxuu kula hadlayaa Bartamaha Garowe meesha loo yaqaan Barxada Garowe. Madaxweynaha oo goor dhaweyd soo gaaray Puntland ayaa wuxuu la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking– Farmaajo oo Shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Puntland “Waan ka...

Madaxweyne Farmaajo oo ay maanta u bilaabatay booqasho dhowr maalmood ah oo uu ku joogo doono Puntland ayaa goor dhaweyd wuxuu saxaafada kula hadlay Madaxtooyada Dowlada Puntland. Hadalka Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking–Soomaaliland oo soo weerartay deegaanadii uu beri booqan lahaa...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa ka baaqdey Safar uu ku tago lahaa deegaano Hoos yimaada Gobolka Sool ka dib markii Ciidan taabacsan Soomaaliland ay saaka kusoo waabariisteen. Deegaanada ayaa...

View Article

Puntland oo Ciidan Xoogan u dirtay Deegaanadii Maleeshiyaadka Soomaaliland ay...

Dowlada Puntland ayaa Ciidamo dheeraada u diray Deegaanada ay saaka Sida gaadmada ah kusoo galeen Maleeshiyaad lagasoo abaabulay Laascaanood si ay khal khal u galiyaan Booqashada uu Madaxweyne...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuumad Xaawo Yuusuf Gaab oo Nairobi ku geeriyootay

Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Xuseen Xaaji Xasan Geerida ku timid Alla ha u naxiistee Hooyadood Xaawo Yuusuf Gaab oo todobaadkaan ku geeriyootay Magaalada Nairobi. Waxaa iyana Tacsi loo dirayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Hambalyo : – Jaaliyada Somaaliyeed ee Copenhagen – Danmark oo Tahniyad...

Waxaa maalintii Axadii 14.01.2018 lagu qabtay Hotelka Sommertime Green Plaze magaalada Hargeisa Xaflada Meherka Nasir Cabdulqaadir Cadceed iyo Xamda Xaaji Axmed Oktober. Munaasibad oo aheyd mid si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI : – Jaaliyada Puntland Danmarka waxay Tacsi u dirayaan Qoyska Reer...

INAA LILAAHU WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN. GEERIDU WAA XAQ Dhamaan xubnaha Jaaliyada Puntland ee Danmark waxay Tacsi tiiranyo leh u dirayaan dhamaan qoyska reer Cabdi Gees-Cade geerida ku timid Hooyadood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Puntland oo boqolaal kun oo dollar u qorshaysay Dadka ku nool...

Dowlada Puntland ayaa wada Qorshe lagu daryeeayo Shacabka ku nool Tukaraq iyo nawaaxigeeda oo ay saameeyeen Dhaqdhaqaaq colasdeed ee ka taagan Deegaanka. Dowlada ayaa u qoondeysay Lacago lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka Maanta “Raysal Wasaare Kheyre oo gacanta soo qabtey Gudoomiyihii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nin Ugandheys ah oo Nin Soomaali ah uu ku diley Xarunta UNICEF ee Muqdisho

Askari Soomaali ah ayaa si ulakac ah wuxuu u toogtay Nin ka tirsan Shaqaalaha Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan Caruurta iyo Hooyada ee UNICEF, Ninka la diley ayaa ah Nin Ugandheys ah Sida ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Deegaanka Tukaraq iyo dhaqdhaqaaqa Ciidamada

Mudo laga joogo Sadix totobaad ayaa Maleeshiyaad ay gadaal kasoo riixiyaan Maamumulka Soomaaliland waxay si Faadumo ah ku qabsadeen Tuulada Tukaraq oo dhanka Laascaanood ka xogta Caasimada Puntland ee...

View Article

Ogaysiis Shaqooyin ka banaanka Warbaahinta Puntlandi

Warbaahinta Puntlandi waxay soo bandhigaysaa labo shaqo oo ka banaan, tasoo loo baahan yahay Sida ugu dhakhsaha badan, Wixii macluumaad ah Hoos ka daalaco. 1- Warbaahinta Puntlandi.com waxay u baahan...

View Article

Waa sidee Xaalada Gobolka Sool maanta oo Axada

Guud ahaan Xaalada Gobolada Ceyn iyo Sool aad ayay u degan tahay marka laga reebo howlgal ay Ciidan kooban oo Puntland ahi ay kasameeyeen Deegaanada God-qaboobe iyo Boocame. Saaka waabarigii ayaa...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live