Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jarmalka oo joojinaya tababarka uu siinayay Ciidamada Soomaaliya

Wasaarada Arimaha Dibada Jarmalka ayaa sheegtay iney joojinayaan tababarkay siinayeen Ciidamada Soomaaliya dhamaadka bisha Maarso ee 2018-ka. Tababarka ay Jarmalku bixiyaan ayaa wuxuu qayb ka ahaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuumad Faadumo Farax Jaamac oo Maalmo-Sweden ku geeriyootay 1.2,2018

Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Ismaciil Wayrax geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Faarax Jaamac oo Xalay ku geeriyootay Magaalada Maalmo ee Dalka Sweden. Waxaan Illaahay uga baryeynaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Nairobi oo Xaflad lagu xusayay Sanad guurada 1aad ee Madaxweyne...

Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo oo Xusayay Sanad guuradii kowaad ee kasoo wareegtay Markiib Madaxweynaha la doortay ayaa waxay ka dhici lahayd Magaalada Nairobi, Xafladaasoo isu badashay goob...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo booqasho ku jooga Nairobi

Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa booqasho shaqo wuxuu ku joogaa Magaalada Nairobi, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Kenya. Madaxweyne Cabdi, Madaxweynaha Dowlad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking– Wadahadalka Itoobiya iyo ONLF ‘ONLF oo dalbaday sii deynta...

Wadahadalka uga socda ONLF iyo Itoobiya Magaalada Nairobi ayaa meel wanaagsan maraya hada, Qodobada ugu xasaasisan in miiska saaran waxaa ka mid ah in Cabdikariin Qalbi dhagax xabsiga laga sii daayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Wadahadaladii ONLF iyo Itoobiya oo gabi ahaan hakad la galiyey

Wadahadalada Nairobi uga socdey Ururka ONF iyo Dowlada Itoobiya ayaa gabi ahaan la hakiyey kadib markii Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn uu ku dhawaaqay inuu iscasilayo oo Xilka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News–Xog cusub Baarlamaanka Puntland oo wada wado cusub oo ay Xilka...

Xog hoose oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegaysa in Baarlamaanka Puntland ay ku mashquulsan yihiin Qorshe cusub oo ay Xilka ugu kordhinayaan Xukuumada Madaxweyne Gaas. Qaar ka mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan hore Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ) oo saaka ku geeriyooday...

Alle naxariistii Jano haka waraabiyee waxaa saaka Bosaso ku geeriyooday Boqor Xildhibaan Cumar Ismaaciil Maxamed ( Sanweyne ). Marxuumka ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadu ugu horeeyey ee Puntland ay...

View Article


Daaawo Faysal Cali Dhurwaa : –” Waa Nasiibo daro in Dawlada Jabuuti ka...

CADAAWADA JABUUTI Dawlada Jabuuti oo sheegtay in ay sababta ay xiriirka ugu jareen Shirkada Emaaradka ee DP WORLD ay tahay iyagoo maalgalin iyo horumar u sameynaya Dekado tartan ka dhaxeeyo oo ku yaal...

View Article


PRESS RELEASE : Puntland Focus Group concerned about Current Situation in the...

PRESS RELEASE (For Immediate Release)
 Puntland Focus Group concerned about Current Situation in the State, warns Election delay We, the Puntland Focus Group, would like to inform the Puntland people...

View Article

Siyaasiyiinta Puntland oo ka digay in wakhtiga doorashadadib loo dhigo

Ururka Puntland Focus Group oo ay ku mideysan yihiin inta badan Siyaasiyiinta aan ahayn muxaafidka xukuumada ayaa warsaxaafadeed aysoo saareen waxay ka digeen in Xukuumada hada xilka haysaa ay dib u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi – Ing Bashiir Maxamed Xaaji Xuseen oo Gaalkacyo lagu diley 26 feberaayo

Waxaa tacsi guud loo dirayaa dhamaan Qoysks Reer Xaaji xuseen geerida ku timid Marxuum Alla ha u naxariistee Bashiir Maxamed Xaaji Xuseen oo loo yaqaanay Bashiir Baafaan, Marxuumka oo ahaa Injineer...

View Article

Ogaysiis Shaqooyin ka banaanka Warbaahinta Puntlandi (Garowe iyo Gaalkacyo)

Warbaahinta Puntlandi waxay soo bandhigaysaa labo shaqo oo ka banaan, tasoo loo baahan yahay Sida ugu dhakhsaha badan, Wixii macluumaad ah Hoos ka daalaco. Labada Shaqo ee banaan waa 1– Hal Shaqo oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo fariin adag u direy Soomaaliland, “Cid...

Madaxweynaha Dpwlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka khudbeeyey Furitaankii Golayaasha Shacabka ayaa fariin Adag wuxuu u direy Dowlada Soomaaliland. Madaaxweynaha ayaa...

View Article

Breaking –Soomaaliland oo qaadey Talaabo kale oo mar kale Jawaabtay ” Cid...

Kadib markii maalmahaan uu cirka ku aloosmay Xiriirka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa labada dhinac hadalo kulul oo jawaab Celina ay hawada isu mariyeen. Furitankii Kalfadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya...

View Article


Breaking News— Dawlada Federaalka oo Xirtey Xafiiskii Hay’ada Socdaalka ee...

Dagaalka Siyaasadeed ee u dhexeeya Hargeysa iyo Muqdisho ayaa iminka gaaray Garowe, Dowlada Federaalka ayaa albaabada isugu laabtay Xafiiskii Socdaalka ee Laga qaadan jiray Passporka Soomaaliya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi… Jaaliyada Seattle iyo minnesota oo ka tacsiyeynaya geerida Khadiijo...

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Seattle Washington iyo Minnesota ayaa tacsi u diraya dhamaan Caruurtii iyo Ehelkii ay ka geeriyootay Alla ha u naxariistee Marxuumad Khadiijo Xasan Bare oo ku geeriyootay...

View Article


Breaking Newd– Madaxweynaha Soomaaliland oo Casumaad khaasa ka helay Dowlada...

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi iyo Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa u duuli doona Dalka Emaraatka Carabta kadib markii ay heleen Casuumad Khaada. Casumaadaan ayaa Madaxweyne Biixi...

View Article

President Uhuru Kenyatta has chosen Noordin Haji as the Director of Public...

President Uhuru Kenyatta has chosen Noordin Haji to replace Keriako Tobiko as the Director of Public Prosecution. The DPP selection panel had shortlisted three applicants including Lucy Kambuni and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro+Video+Shir jaraa’id Madaxweynaha Soomaaliland oo u duulay Abu...

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi oo hogaaminaya Wafdi balaaran oo labadiisa Gole ka tirsan ayaa galabta waxay u duuleen Isutaga Emaaraatka Carabta kadib markii ay Casumaad khaasa ka...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live