Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuumad Xaawo Yuusuf Gaab oo Nairobi ku geeriyootay

$
0
0



Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Xuseen Xaaji Xasan Geerida ku timid Alla ha u naxiistee Hooyadood Xaawo Yuusuf Gaab oo todobaadkaan ku geeriyootay Magaalada Nairobi.

Waxaa iyana Tacsi loo dirayaa dhamaan Reer Yuusuf Gaab, Ehelka,Qaraabada iyo asxaabta Geerida ku timid Marxuumada.

Waxaa Illaahay looga baryayaa Marxuumada Jano waarta, dambi dhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo intii ay ka tagtay oo dhan.

Aaaaamiiin Aaaamiin Aaaamiin

Waxaa tacsida diraya Ilma Maxamuud Indhayare oo Marxuumada Habaryartood tahay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles