Madaxweyne Farmaajo oo ay maanta u bilaabatay booqasho dhowr maalmood ah oo uu ku joogo doono Puntland ayaa goor dhaweyd wuxuu saxaafada kula hadlay Madaxtooyada Dowlada Puntland.
Hadalka Madaxweynaha ayaa ka koobnaa oo qura cududaar iyo raali galin.
“Waxay ahayd inaan mar hore idinsoo garo Waan idinka raali galinayaa taas, Waan Waxaynaa Wixii qaladaad ah oo ka dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, waana wada hadlaynaa “
Madaxweyne Farmaajo ayaa Shirka Jaraa’id wuxuu ku qabtay Madaxtooyada Puntland wax yar kadib markuu Garowe soo gaaray oo uu Shacabka hadal kooban ugu jeediyey Barxada Garowe.
Video-Ga goor dhow kg filo