INAA LILAAHU WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN.
GEERIDU WAA XAQ
Dhamaan xubnaha Jaaliyada Puntland ee Danmark waxay Tacsi tiiranyo leh u dirayaan dhamaan qoyska reer Cabdi Gees-Cade geerida ku timid Hooyadood Dahabo farah Isse (Dahabo kharshe) oo ku geeriyootay shalay 18/01/2018 wakhtiga Minnesota USA markuu ahaa 10:30 pm habeenimo .
Xubnaha Jaaliyadu waxay Marxuumada Illaahay uga baryayaan Jano waarta iyo dambi dhaaf, Qoyskii iyo Ehelkii ay ka baxdeyna in Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo.
Maamulka iyo Hawlwadeenada shabkada Puntlandi waxay si sigaara tacsi ugu dirayaan Walaal Mahdi Cabdi Gees Cade geerida ku timid Hooyadiis Dahabo