Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Live Garowe– Madaxweyne Farmaajo oo barxada Garowe ugu kula hadlaya Shacabka Puntland

$
0
0

Madaxweyne Farmaajo oo wajigiisa ay kamuuqato farcad ayaa Shacabka wuxuu kula hadlayaa Bartamaha Garowe meesha loo yaqaan Barxada Garowe.

Madaxweynaha oo goor dhaweyd soo gaaray Puntland ayaa wuxuu la kulmay soo dhaweyntii ugu weyneyd ee uu kala kulmo Shacabka Soomaaliyeed.

Sawirada goor dhow naga filo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles