Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Itoobiya oo sii deynaysay dhamaan Maxaabiista u xiran Arimaha siyaasada

$
0
0



Raysal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desaleg ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay ooda ka qaaday dhamaan Dadka u xirxiran Arimaha Siyaasada isla markaasna laga noqonayo dambiyadii loo heystay.

Waa markii u horeysay oo Itoobiya ay qaado talaabadaan iyadoo bilihii lasoo dhaafay cadaadis uga imaanayay Ururada u ololeeya Xuquuqul insaanka.

Soomaali badan oo Reer Otoobiya ah ayaa kamid ah Dadka u xirxiran Arimaha Siyaasada iyadoo maxaabiistaan badankooda lagusoo oogay dambiyo Argagixisnimo.

Raysal Wasaare Hailemariam Desaleg wuxuu sheegay in sii deynta Maxaabiistaan ay qayb ka tahay isbadalka iyo horumarka Xukuumada Itoobiya ay gaartay ama hiigsaneyso.

Puntlandi
Adis Ababa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles