Alla ha u naxariistee Xirsi Aduunyo oo ahaa Ganacsade aad caan uga ahaa magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa Boosaaso lagu diley Caawa.
Kooxaha dilka gaystay ayaa ugu tagay xaruntiisa,waxaana dilkiisa ka dib ay ka baxsadeen goobta ay dilka ka gaysteen.
Xirsi Adduunyo ayaa ahaa Ganacsade caan ka ah gobolada Puntland,wuxuuna Marxuumku ahaa nin si wayn loo qadariyo,wuzuu ahaa Milkiilaha Shirkad lagu magacaabo Hubaal.
www.puntlandi.com.