Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas oo shir jaraa’id qabtay,sheegayna in Puntland aysan ka tanaasulin go’aankeedii

Image may be NSFW.
Clik here to view.
gaaas
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Shir jaraa’id ku qabtay Villa Soomaaliya ayaa sheegay in Puntland aysan jirin cid ku khasbi karta waxaysan rabin sidaas awgeed Go’aanka aywada gaareen Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamku uu yahay mid aan Puntland qusaynin uuna cad yahay mowqifka Puntland.

Madaxweyne Gaas wuxuu sheegay in Puntland ay aayeheeda ka tashaneyso.

Codka madaxweynaha naga filo goor dhow.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles