Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa aqbalay soo jeedintii go’aankii Dowlada Federaalka ee ahaa in Baarlamaanka lagusoo xulo 4.5 tasoo dhalisay in Wafdigii Jubbaland ay ku gacan sayraan go’aanka Madaxweyne Axmed Madoobe.
Sida Puntlandi xogta ku helay Go’aankaan uu Madaxweyne Axmed Madoobe qaatey wuxuu ahaa mid aysan la socon wafdiga Jubbaland ee Madaxweynaha la socdey waxayna taasi dhalisay in Wafdigu uu laba ukala jabo.
Puntlandi.com
Muqdisho