Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tahniyad meher– C/raxman Axmed Calbato iyo Ramla Maxamed Cali Dayaxleef

$
0
0


Tahniyad
Anagoo ah ehelada iyo asxaabta xaga hoose ku xusan, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u direynaa C/raxman Axmed Calbato iyo Ramla Maxamed Cali oo maanta 30/01/2016 meherkoodu ka dhacay magaalada Helsink ee wadanka Finland.
Waxaa diraya hambalyadaan dhamaan qoyska reer Adan Mataan Afcade, reer Macalin C/raxaman iyo reer Maxamed cali Dayaxleef iyo dhamaan ahelka iyo garaabada aan halkaan ku soo koobi Karin magacyadooda ..

Waxaa Sigaara hambalyadan Udiraya hambalyada :

Reer Calabto 
Reer Coofiye 
Reer labaguud 
reer dhoonbe 
Reer afdheere 
reer Abdixamid 
Reer macalin C/raxman 
Reer Maxamed Cali Dayaxleef

Aabe Axmed Calbato

Aabe Maxmed cali iyo marwadiisa iyo Caruurtiisa

Hooyo Fadumo Yasin Macalin C/raxman

Maxamed axmed calbato

Muna Axmed calbato

Ifrax Axmed calbato

Abuubakar Axmed calbato

Saynab Axmed calbato

yasin Axmed calbato

Abti Abdirizak Nuur Cawl

Waxaan Allaah idiinka rajayn haynaa in Arooskiina uu ka yeelo midkii ay ka dambeeyaan Ubad wanaagsan oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca Inshaa Allaah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles