Guud ahaan Puntland waxaa ka socda saaka isusoo bax lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigiisa laguna bogaadinayo Go’aanka ay ka qaateen iney qayb ka noqdaan in Soomaaliya mar kale lagusoo cesho nidaamka 4.5.
Mudaharaadka waxaa kaloo lagu cambaaraynayaa Beesha Calamka.
Kalasoco Puntlandi oo idiin soo tabin doona Guud ahaan Mudaharaadyadaas.
Puntlandi.com.