Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la filayay inuubKismaayo yimaado ayaa dub u dhacay, wuxuuna Kismaayo kusoo wajahan yahay beri oo arbaco ah, Waxaa sidaas Puntlandi u xaqiijeyey Sargaal ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland.
Madaxweynaha ayaa maanta wuxuu Jowhar u tagay inuu furo shir maamul loogu sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.
Puntlandi.com
Kismaayo