Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Deg Deg — Maraykanka iyo Midowga Yurub oo Iran ka qaadey Cunaqabateyntii

$
0
0

iran_640Xili ay Soomaaliya Dalkeeda ka eridey Dalka Iran ayaa dhinaca kale Wadamada Reer Galbeedku waxay Iran ka qaadeen Cunaqabateyntii saareyd.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry ayaa yiri “Waxaan cadeynayaa in Iran ay buuxisey heshiiskii ay kaga kaaftoomeen Nucliyeerka, Waxaan cadeynaynaa in Maraykanku uu Iran ka qaadey Cunaqabateyntii”

Madaxa Siyaasada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa sheegtay in Midowga Yurub ay iyana ka qaadeen cunaqabatayntii saareyd Dalka Iran.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles