Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking — Madaxweyne Xasan Sheikh oo aakhirkii Kismaayo yimid

$
0
0

breaking-nes-150x63-1Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa Kismaayo soo gaaray goor dhaweyd.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Garoonka kusoo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha.

Faahfaahinta iyo sawiro kala soco wararka dambe ee Puntlandi

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles