Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Aarhus iyo nawaaxigeeda “Shirkii Jaaliyada oo dhacaya..”

$
0
0

Jaaliyada-Puntland-ee-DenmarkGudiga Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus iyo Nawaaxigeeda Waxay ku Wargalinayaa Xubnaha Jaaliyada inuu dib u dhacay kulankii lagu balan sanaa ee Jaaliyada sidaas awgeed ay gudigu ka raali galinayaan Xubnaha dib u dhacaas

Kulanka Jaaliyada oo ah mid muhiim ah waxaa lagu wargalinayaa xubnaha inuu hada dhacayaa kana dhacayaa, sidaan hoose.

Sabti 9 May 2015
Kl. 15:00
Goobtuna waa
Foreninghus
Gudrunsvej 10
8220 Branrand

Wixii faahfaahin ah ama su’aal ah telefoonada hoose kala xiriira Gudiga Jaaliyada.

Saciid Dhimbil
Saciid Sawaaxili
Xamdi Shoodhe

Teleefoonada 28971311 ama 91532264

Kasoo qaybgal wacan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508