Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogeysiis: Xafladda soo dhoweynta Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil, magaalada Copenhagen ee dalka Danmark

$
0
0

Cabdibare
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Danmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen waxaa la Ogeysiinayaa in Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabriil oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya uu Booqasho gaaban ku yimid wadanka Danmark
Waxaan si sharaf leh uga codsanaynaa dhammaan martida sharafta ka soo qaybgalaysa xaflada in ay ilaaliyaan waqtiga.

Xaflada soo dhoweynta Xildhibaanka ayaa dhacaysa :

Maalinta : Arbacda, 22-ka April 2015
Goobta:     Diamond Place

Adreeska: 

Frederikssundvej 264,
2700, Brønshøj
Waqtiga:   17:00 Galabnimo.

Waxaa laga codsanayaa dhamaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed inay waqtiga ilaaliyaan.
Wixii faahfaahin ah waxaa kala soo xiriir tel 26917131/ 26704447
Mahadsanid


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles