Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING– Qarax weyn ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Centeral Hotel ee Magaalada Muqdisho

$
0
0

breaking nesQarax xoogan ayaa goordhawayd wuxuu ka dhacay nawaaxiga Centeral Hotel ee Magaalada Muqdisho, Ciidanka amaanka ayaa durba gaarey Goobta.

Wali tafaasiil lagamagaya khasaaraha, Wuxuuna u muuqdaa mid ay soo maloogeen kooxa Argagixisada.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508