Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Raysal wasaare Cabdiwali oo Puntland ku wajahan isniinta

$
0
0

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa isniinta ku wajahan Garowe, Waxaana hada Garowe ka socda qabanqaabada soo dhaweynta Raysal wasaaha.

Faahfaahinta kala soco Wararkayaga dambe.
Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles