Jaaliyada Puntland ee Denmark oo u Hambalyeynaya Maaxweynaha iyo ku xigeenkiisa
Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa Hmbalyeynaya Madaxweyanaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdikariin Cabdullaahi Camey, waxaykaloo jaaliyadu ay Mahad aan...
View ArticleWar Deg Deg ah — Madaxweyne Cabdiwali Maxmed Cali Gaas oo goordhow la hadlaya...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof.Gaas ayaa goordhow saxaafada la hadlaya lamana shaacin waxyaabaha uu ka hadlayo. kala soco Puntlandi shirsaxaafadeedkaas
View ArticleXaflada Xilwareejinta Puntland oo 21 bishaan dhacaysa
Warar aad ugu dhow Madaxtooyada Puntland ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo Madaxweynaha Cusub Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ay xilka lakala...
View ArticleWasiirada Adeega Bulshada ee Dowlada Federaalka oo Hambalyo u dirtey...
Wasiirada Adeega Arimaha Bulshada Drs. Maryan Qaasim ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha cusub ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Doorashada ay shacabka Puntland u doorteen hogaaminta Puntland...
View ArticleNasashada Jamcaha iyo Codkii macaanaa ee Al-Fanaan Cabdiwali Maxamed cali Gaas
Puntlandi TEAM waxay maanta oo jamcaha ah Qolka Keydka idiinka soo xuleen heesta Nasashada Jamcaha oo uu inoo ku luuqyayn doono Fanaanka Codka macaan iminkana ah Madaxweynaha Dowlada Puntland Al-fanaan...
View ArticleDhagayso Shirkii Jaraa’id ee uu maanta Garowe ku Qabtey Madaxweyne Cabdiwali...
Garowe– 10 Jan.2014–*Pi– Madaxweynaha Puntland oo Saxaafada saaka kula hadlay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa mahadcelin baalan u jeediyay Guddigii Doorashada Puntland,Guddoomiyaha...
View ArticleXog aan Helay– Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh oo iska dhaga tirey inuu Villa...
Muqdisho–10 Jan.2014–Pi– Sida ay Howlwadeenada Puntlandi warar hoose ku heleen ilaa hada ma jiraan Gole Wasiiro oo diyaar ah, Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed wuxuu si cad uu dhagaha uga...
View ArticleHambalyo Madaxwaynaha la doortay ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo...
PDF Tixraac: PDF/011184 Taariikh: January 8, 2014 www.puntlanddiaspora.org mediarelations@puntlanddiaspora.org Annagoo ku hadlayna...
View ArticleTACSI– Marxuumada Haboon Xasan Xuseen Baase oo Magaalada Muqdisho ku...
Dhamaan Reer Farax Xayir waxay Tacsi u dirayaan Reer Axmed Qoyste iyo reer Xuseen Xasan (Yaase) Geerifdii ku tilid Maama Habboon Xuseen Xasan (Passe) oo ku geeriyootey Magaalada Muqdishi. Waxaan...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Belgium oo Hambalyo u diraya Madaxweyne Gaas iyo ku...
Gudiga sare ee Jaaliyada Puntland ee wadanka Belgium ee PDF-BELGIUM iyo shacabka reer Puntland ee ku nool wadankan ayaa waxay si weyn usoo dhaweeyeen Doorashada taariikhiga ah ee ka dhacday...
View ArticlePDF Norway oo Hambalyo u diraya Madaxda cusub ee Puntland
Jaaliyada reer puntland ee norway waxay u hambalyaynaysaa madaxwaynaha cusub iyo ku xigeenkiisa: Puntland diaspora forum norway waxay hambalyo u diraysaa madaxwaynaha cusub Dr. Abdiwali mahamed Ali...
View ArticleMAQAAL— Waalidiinta Qurbaha: cidaan adinka ahayn xilka kama saarna...
Inta aanan u gelin faalada qoraalkayga, aan idin xasuusiyo dhaqankeena ku salaysan diinta islaamka in uu yahay mid lagu faano. Dhaqankaas oo aan waligay hilmaamayn inkastoo ay iigu danbaysay hoyga...
View ArticleMadaxda cusub ee Puntland oo maalmaha soo socda xilka la wareegaya
Garowe–11 Jan.2014–Pi– Waxaa Caasimada Puntland ee Garowe ka socdo howlo Xoogan oo Madaxdii Hore iyo Madaxda Cusub ay Hogaanka Dalka kula kala wareegayaan si tartiib tartiib ah waxaana la wadaa in si...
View ArticleDaawo (Video) Doorashadii Madaxweynaha Puntland oo saxaafada Caalamka soo...
Doorashadii ka dhacdey Puntland 8 janaayo ee Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu kaga guuleystey Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole waxay noqotay Doorashadii ugu dimoqoraadiyeysneyd Geeska Afrika,...
View ArticleEnough is enough! Somali Community in the twin cities should stand together...
By: Abdi G. Elmi. M.A. Minneapolis-USA- (Puntlandi.com) How long can we accept the killing of Somali youth and leaving them dead on the streets of the twin cities? How long can we keep our eyes...
View ArticleErgaygga Qaramadda Middobay u Qaabilsan Soomaalia oo ka hadly Xil- ama Awood...
WAR-SAXAAFADEED 02/2014 Muqdisho, 12 Jenaayo 2014- Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayah Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaalia, Nikolas Kay, ayaa maanta ku baaqay in la dhowro xasiloonidda iyo...
View ArticleUN Envoy to Somalia comments on the transfer of power in Puntland
FOR IMMEDIATE RELEASE Mogadishu, 12 January 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, appealed today for calm and an orderly, peaceful transfer of power...
View Article