Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Shirkii Jaraa’id ee uu maanta Garowe ku Qabtey Madaxweyne Cabdiwali Maxamed cali Gaas(Sawiro)

$
0
0

Garowe– 10 Jan.2014–*Pi– Madaxweynaha Puntland oo Saxaafada saaka kula hadlay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa mahadcelin baalan u jeediyay Guddigii Doorashada Puntland,Guddoomiyaha Baarlamanka,Ciidamada qalabka sida ee Puntland ee uu hormuuka u yahay Gen. Siciid Dheere,Xildhibaanada Baarlamanka Puntland,hogaanka dhaqanka,Beesha Caalamka,Jaaliyadaha Puntland iyo qayabaha kale ee Bulshada,kuwaas oo uu ku amaanay doorkii ay ku lahaeyen in Puntland ay ka dhacdo Doorasho Dimuqraadiyadeed.

Hoos ka dhagayso kana daawo sawirada



1 2 3 4 5 6 7


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles