Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

PDF Norway oo Hambalyo u diraya Madaxda cusub ee Puntland

$
0
0

Oslo-2
Jaaliyada reer puntland ee norway waxay u hambalyaynaysaa madaxwaynaha cusub iyo ku xigeenkiisa:
Puntland diaspora forum norway waxay hambalyo u diraysaa madaxwaynaha cusub Dr. Abdiwali mahamed Ali gaas iyo ku xigeenkiisa Eng. Abdixakiin Abdullahi cumar camay. Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu u fududeeyo masuuliyadaas culus ee loo doortay.
Waxaan kale oo halkaan uga hambalyaynaynaa madaxwaynaha xukunka ka dagaya Dr Abdirixman Mahamed Mahamud Faroole sidii quruxda badnayd taariikhdana gashay ee u aqbalay natiijadii doorashada ka soo baxday uuna ugu hambalyeeyay madaxwaynaha cusub ee ladooratay.
Waxaan kaloo halkaan mambalyo uga diraynaa dhamaan ciidamada qalabka sida ee puntland oo uu hogaaminayay Gen. Saciid dheere amaankana sugayay xiligii doorashada lagu jiray.
Waxaan kale oo halkaan uga hambalyaynaynaa dhamaan shacabka reer puntland meel kasta oo ay joogaan.
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo

Gud: puntland diaspora forum(norway)
Abdulqadir Mahamed Jama


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles