Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Nasashada Jamcaha iyo Codkii macaanaa ee Al-Fanaan Cabdiwali Maxamed cali Gaas

$
0
0

Puntlandi TEAM waxay maanta oo jamcaha ah Qolka Keydka idiinka soo xuleen heesta Nasashada Jamcaha oo uu inoo ku luuqyayn doono Fanaanka Codka macaan iminkana ah Madaxweynaha Dowlada Puntland Al-fanaan Cabdiwali Maxamedgaas Cali Gaas, Madaxweyne cabdiwali waa nin jecel Dhaqanka iyo Fanka Soomaaliyeed , Markii dhameystey shaqadii Raysal Wasaaranimada Soomaaliya oo uu Soomaaliya ka saarey Kumeelgaarkii ayuu Waraysi Bulshayeed uu bixiyey wuxuu kaga hadlay xiliga uu nasanayo ama fasaxa yahay  heesaha uu jecel yahay inuu dhagaysto.

Hoos ka dhagayso heesta nasashada iyo al-fanaan Gaas


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles