Daawo Video Jaaliyada Gothenborg-Sweden oo Xaflad teegeero u qabtey Murashax...
Sawirka hoostiis ka daawo Video-ga Xaflada
View ArticleWar Deg Deg ah– Warar aan helney ayaa sheegaya in Xal laga gaaray Gudigii ay...
Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in ay meel wanaagsan marayso wadahadalkii iyo Dadaalka ay Wadaan Isimada soo jireenka ah ee Puntland dadaalkaasoo Isfahan looga dhex abuurayay Madaxda...
View ArticleRaysal wasaaraha Xilka Baneynaya oo Hambalyo u Direy Booliska oo Xusaya...
Muqdisho, December 20, 2013–Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka Booliska...
View ArticleNr.50 oo markale la isku fara saarey
Wali Waxay colaad Qabiileed ka taagan tahay Deegaanka Nr.50 iyadoo la sheegey in dagaalkii maanta ay soo qaadeen Maleeshiyo Beeleedka horay ula dagaalamay dadka deegaanka, waliba waxaa la xaqiijiyey...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey ee Doorashada Puntland, Wada tashi wali socda, Boqor...
Garowe–21 Dec.2013–Pi– Inkastoo ay aad u adagtahay in Murashixiinta iyo dhinaca Madaxtooyaduba ay war siiyaan Saxaafada hadana waxaa shalay ay howlwadeenada Puntlandi heleen in Heshiis laga gaaray...
View ArticleWar Deg Deg ah– Raysal Wasaaraha cusub ee DF oo heley aqlabiyad gaaraysa 239...
Baarlamaanka Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Codka kalsoonida u qaadey Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed, iyadoo Raysal wasaaruhu uu heley Cod aqlabiyad ah oo...
View ArticleBreaking News– Somalia MPs approve Abdiwali Sheikh Ahmed as the new prime...
Members of Somalia’s parliament have approved the appointment of Abdiwali Sh. Ahmed as the new prime minister, The Somali federal parliament approved to day Abdiwali Sheikh Ahmed as the country’s new...
View ArticleRa’iisul Wasaarihii hore oo kulan Sagootin ah la qaatay Hawl-wadeenada...
Muqdisho, December 21, 2013……. Ra’iisul Wasaaraha hore ee XukuumaddaFederaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay hawl-wadeenada xafiiska...
View ArticleDhagayso Raysal Wasaaraha cusub oo maanta khudbadisii Baarlamaanka ku...
Raysal Wasaaraha cusub ee Dowlada Federaalka Cabdiwali Sheikh Axmed oo maanta cod aqlabiyad buuxda ah ku heley kalsoonida Baarlamaanka federaalka ayaa khudbad uu jeediyey intaan loo codey wuxuu ku...
View ArticleWarsaxaafadeed+Sawiro– Baarlamaanka oo cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday...
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 21, 2013—Golaha Baarlamaanka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Axmad...
View ArticlePress release– UN Envoy congratulates new Prime Minister of Somalia on...
FOR IMMEDIATE RELEASE UN Envoy congratulates new Prime Minister of Somalia on appointment Mogadishu, 21 December 2013 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay,...
View ArticleMurashixiinta Puntland ayaa maanta la kulmey Gudiga Khilaafaadka ee...
Murashixiinta u taagan jagada Maadaxweynaha Puntland oo Madaxweyne Faroole ka maqan yahay ayaa maanta wada hadal ugu yeerey Gudigii uu Madaxweynuhu u Magacaabey Khilaaf bixinta, Gudigaaso ah kan...
View ArticleSuldaan Saciid oo Garowe soo galay iyo Boqar Burhaan oo Beri la sugayo
Maanta waxaa Garowe lagusoo dhaweeyey Suldaan Saciid oo qayb ka noqonaya Howlaha ay Isimada Soo jireeka ahi ay kawadaan Garowe, maalmahaan ayaa Isimadu kusoo qulqulayeen Garowe. Suldaan Saciid Suldaan...
View ArticleWar Deg Deg ah– Gudiga Khilaafaadka ee Madaxweyne Faroole Magacaabey oo la...
Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Murashixiinta iyo Madaxweynaha la dhameeyey Khilaafkoodii, Waxaana la isla qaatey in Gudigii Khilaafaadka ee Madaxweynuhu Magacaabey ay...
View ArticleMid ka mida Murashixiinta oo sheegey in rasaas lagu furey
Cabdi Daahir Maxamad Yuusuf Yeey oo ka mid ah Murashixiinta u tartamaya Hogaanka Puntland ayaa goor dhowayd u sheegey Saxaafada in Isagoo saaran gaarigiisa ay ciidanku rasaas ku fureen. Murashuxu wuxuu...
View ArticleThe Somali prime minister received message of congratulation from his...
Mogadishu, December 22, 2013…… His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed received message of congratulation from his Ethiopian counterpart His Excellency Hailemariam Desalegn on his appointment and approval...
View ArticleMusharax Cabdiweli Gaas oo in ka badan 500 Arday kula hadlay Jamacadda PSU ee...
Garoowe 22 Dec 2013:- Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Galabta Booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe ayaa Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka Badan...
View Article