Maanta waxaa Garowe lagusoo dhaweeyey Suldaan Saciid oo qayb ka noqonaya Howlaha ay Isimada Soo jireeka ahi ay kawadaan Garowe, maalmahaan ayaa Isimadu kusoo qulqulayeen Garowe.
Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan ayaa waxaa Garowe kusoo dhaweeyey Isimadii horey ugu sugnaa Magaalada.
Dhinaca kale Boqor Burhaan ayaa isna la filayay inuu maanta yimaado balse dib ayuu u dhacay, oo waxaa loo badinayaa inuu isna kusoo wajahan yahay Garowe beri oo axad ah.
Puntlandi
Garowe