Warar hoose oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Murashixiinta iyo Madaxweynaha la dhameeyey Khilaafkoodii, Waxaana la isla qaatey in Gudigii Khilaafaadka ee Madaxweynuhu Magacaabey ay shaqadooda wataan iyadoo dhinaca kalana lagu heshiiyey in Marjaca ay gudigaan unoqonayo ay noqdaan Isimada soo jireenka ah.
Sida aan xogta ku helney Gudiga khilaafaadka ee Madaxweynuhu Magacaabey ee hada labada dhinacba isku raaceen ay hada shaqadooda bilaabeen.
Dhinaca kalena Beri oo axada 22 Dec.2013 ayaa la filayaa in la shaaciyo heshiiska lawada gaarey.
Puntlandi.com