Raysal Wasaaraha cusub ee Dowlada Federaalka Cabdiwali Sheikh Axmed oo maanta cod aqlabiyad buuxda ah ku heley kalsoonida Baarlamaanka federaalka ayaa khudbad uu jeediyey intaan loo codey wuxuu ku bilaabay oo ku khudbeeyey Afka Maaymaayga, isagoo Xildhibaanada waydiistey iney meel mariyaan.
↧
Dhagayso Raysal Wasaaraha cusub oo maanta khudbadisii Baarlamaanka ku bilaabay Af maaymaay, kana codsadey xildhibaanada kalsoonida
↧