Cabdi Daahir Maxamad Yuusuf Yeey oo ka mid ah Murashixiinta u tartamaya Hogaanka Puntland ayaa goor dhowayd u sheegey Saxaafada in Isagoo saaran gaarigiisa ay ciidanku rasaas ku fureen.
Murashuxu wuxuu sheegey in ay garanayeen Gaariga uuna gaarigu ahaa mid ciidanku leeyihiin.
Murashax Yeey wuxuu sheegay ineysan isaga iyo illaaladiisaba wax khasaare ah soo gaarin balse Gaariguu saaraa ay xabado ku dheceen.
Dhinaca Ciidanka amaanka wax hadal ah oo ku saabsan eedeynta kama aysan soo bixin.
Puntlandi
Garowe