Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Raysal Wasaaraha cusub ee DF oo heley aqlabiyad gaaraysa 239 cod, sidaasna codka kalsoonida ku heley

$
0
0

Baarlamaanka Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Codka kalsoonida u qaadey Raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed, iyadoo Raysal wasaaruhu uu heley Cod aqlabiyad ah ooWar dxeg deg ah gaaraya 239 Xildhibaan codkooda, waxaa diidey laba Xildhabaan oo qura, gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in Raysal wasaaraha la ansixiyey uuna howshiisa la wareegi karo.

Raysal wasaaraha Cusub ee DF waxaa hada looga fadhiyaa inuu soo dhiso golihiisa Wasiirada ka dibna markale soo hor istaago Baarlamaanka si uu Baarlamaanka kalsooni ugu waydiiyo Wasiiradiisa cusub.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles